(Daawo Sawirro) Khasaare lixaad leh oo ka dhashay dab qabsaday Suuqa weyn ee Jigjiga

Khasaare lixaad leh ayaa ka dhashay dab xoogan oo shalay ka kacay qeyb ka mida suuqa ganacsiga ugu weyn ee magaalada Jigjiga caasimada dowlad degaanka Soomaalida. Dabkan oo gaystay khasaare hantiyeed ayaa kacay shalay abaaro 5-tii subaxnimo, isagoo socday muddo saacado ah ka hor intaan la bakhtiin barqadii shalay. Gurmadka degdega ee dab damiska iyo … Continue reading (Daawo Sawirro) Khasaare lixaad leh oo ka dhashay dab qabsaday Suuqa weyn ee Jigjiga